Sannadka 2011: "Magaca Yehowah ayay isku hallayn doonaan".
„Malaayiin dad ah ayaa dhibane u noqday caddaalad darro, dulmi, masiibo dabiici ah, jirro, faqri, dagaal, iyo dembi, waxaan la kulannaa quudhsi, nacayb, iyo cadaadis. In kasta oo ay jiraan dhibaatooyinka dunida Shaydaanka, kama quusanno. Taa beddelkeeda, waan ku faraxsanahay inaan ogaanno in dhawaan Yehowah soo afjari doono dhammaan silica dhulka. Rajadayada iyo kalsoonidayadu waxay ku tiirsan tahay Ilaaheen. Haah, waxaynu magan galnay Yehowah Kaasoo aan waligiis xumaanin kuwiisa daacadda ah.”