Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors.
Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Responsive image


Bortland, Oregon

Kani waa maqaal ku saabsan caasimada Portland, Oregon, Maraykanka. Haku khaldin caasimada Portland, Maine.
Boga "Portland" waxaa laga soo toosiyay halkan.
Bortland, Oregon
Caasimada Bortland
Kor ilaa hoos, midig ilaa bidix: Muuqaalka hawada sare ee koonfurgalbeed Bortland; Buundada St. Johns; Beerta Caalamita Rose Test; Reed College; boosteejo Tareenka fudud MAX Rail; Haalka xafladaha Arlene Schnitzer; iyo Huteelka Benson Hotel
Flag
Seal
Nickname(s): 
"Caasimada Ubaxa"; "Stumptown"; "PDX"; fiiri naaneysaha Bortland ayagoo dhamaystiran.
Bortland, Oregon is located in USA
Bortland, Oregon
Bortland, Oregon
Meesha kaga taalo wadanka Maraykanka
WadanMaraykanka
GobolOregon
DegmooyinMultnomah, Washington, Clackamas
La aasaasay1845
Dowlad hooseFebraayo 8, 1851
Named forPortland, Maine
Dowlada
 • NuucaMaamulka Caasimada
 • Duqa-magaaladaJarlie Hales[1] (D)
 • GolahaSteve Novick
Dan Saltzman
Nick Fish
Amanda Fritz
 • AuditorLaVonne Griffin-Valade
Area
145 sq mi (376 km2)
 • Land133 sq mi (346 km2)
 • Water12 sq mi (30 km2)
Joogga
50 ft
Ugu sareeysa: 1,188 ft
9,936 NW Wind Ridge Dr.
45°33′31″N 122°46′43″W / 45.55873°N 122.77854°W / 45.55873; −122.77854 (Portland highest elevation)[2]
Ugu hooseysa: 0.62 ft
Webiga Kolumbiya & Webiga Willamette
Low water 1/7/ 1,937[3]
45°39′03″N 122°45′46″W / 45.65096°N 122.76289°W / 45.65096; −122.76289 (Portland lowest elevation) ft (15.2 m)
Tirada dadka
 • Caasimad583,776
 • Estimate 
(2014)[5]
619,360
 • RankUS: 28aad
 • Cufnaanta dadka4,375.1/sq mi (1,689.2/km2)
 • Urban
1,849,898 (US: 24aad)
 • Metro
2,348,247 (US: 24aad)
 • CSA
3,022,178 (US: 17aad)
Magac kalePortlander
Aag saacadeedUTC-8 (PST)
 • Xagaa (DST)UTC-7 (PDT)
ZIP kode
97086-97299
FurahaArea kodes 503 iyo 971
FIPS kode41-59000
Muuqaalka GNIS1136645[6]
Websitewww.portlandoregon.gov
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longm" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longEW" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "coordinates_display" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "coordinates_type" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longs" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latNS" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longd" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "lats" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latm" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latd" (this message is shown only in preview).

Bortland (ingiriis: Portland; carabi: بورتلاند) waa caasimad ku taala gobolka Oregon ee wadanka Maraykanka, iyo fadhiga dowlada Degmada Multnomah, taasi oo dhacda meel u dhow dooxada Webiga Willamette iyo Webiga Kolumbiyaa. Sida lagu sheegay tirokoob dowlada dhexe Maraykanku samaysay horaantii sanadka 2010ka caasimada Bortland waxaa ku noolaa bulsho dhan 583,776,[7] taasi oo tirokoob labaad lagu sheegay ineey noqdeen 619,360 sanadkii 2014. Bortland waa caasimada 28aad ee ugu shacabka badan magaalooyinka wadanka Maraykanka. Qiyaas ahaan ilaa 2,348,247 oo dad ah ayaa ku dhaqan Bortland metropolitan waa sida lagu xusay tirokoob ay sameeysay dowlada deegaanku sanadkii 2014ka. Sidoo kale waxaa tirokoobta lagu ogaaday in Bortland iyo nawaaxigeedu noqonayaan deegaanka 24aad ee ugu shacabka badan wadanka, taasi oo gabi ahaan leh dad gaadhaya ilaa 3,022,178.

Caasimada Bortland waxaa la aasaasay sanadkii 1851kii meel u dhow dooxada Oregon Trail ee iskuxidha galbeedka iyo badhtamaha Maraykanka.[8] Nidaamka maamulka dowlada caasimadu waa mid ah Gole Caasimad ka kooban shan qof kuwaasi oo hoostaga duqa-magaalada. Waxaa iyaguna jira golo dhexe oo la soo doorto afartii sano mar kuwaasi oo ka masuul ah deegaanka Bortland metropolitan.[9] Guud ahaan maamulka caasimada iyo nawaaxigeeda waxaa lagu amaanaa horumarka iyo qorshe wanaaga ay u dhiseen deegaanada Bortland iyo nawaaxigeeda.[10] Caasimadani waxay ka mid tahay meelaha ugu cagaarsan wadanka Maraykanka, taasi oo in badan amaan loogu soo jeediyo.[11]

Juquraafi ahaan, caasimada Bortland waxay dhacdaa deegaanada dooxada Willamette ee gobolka Waqooyigalbeed Baasifig; meel u dhaxaysa Badweynta Baasifik iyo Buuraha Kaskade. Caasimadu waxay leedahay cimilo degan, diirimaad ah, qalalan wakhtiga gu'ga, qaboow dhexdhexaad ah wakhtiyada jiilaalka ah. Jawiga noocaas ah wuxuu u suurtogeliyay beerida Ubaxa ay caasimadu caanka ku tahay. Naaneysaha Bortland waxaa ka mid ah "Caasimada Ubaxa" taasi oo laga soo xigtay beeraha badan ee ubaxa ka baxa Bortland iyo agagaarkeeda.[12][13] Sidoo kale Caasimada Bortland waxay caan ku tahay xarakaadka dibada (outdoor activities) sida cabitaanka bunka, koofiga, sharaabka fudud, khamriga iyo noocyada kale ee la cabo.[14][15][16][17][18]

  1. . City of Portland, Oregon http://www.portlandonline.com/index.cfm?c=25999. Soo qaatay September 18, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. http://www.portlandoregon.gov/bps/article/51672
  3. Advanced Hydrologic Prediction Service: Portland: Columbia River at Vancouver. Water.weather.gov. Retrieved on September 6, 2013.
  4. . United States Census Bureau http://factfinder2.census.gov/faces/nav/jsf/pages/index.xhtml. Soo qaatay January 4, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. . United States Census Bureau http://www.census.gov/popest/data/cities/totals/2014/SUB-EST2014-3.html. Soo qaatay May 21, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. . United States Geological Survey. October 25, 2007 http://geonames.usgs.gov. Soo qaatay January 31, 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. "Nuqul Archive" (PDF). Portland State University Population Research Center. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) October 22, 2012. Soo qaatay March 7, 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  8. . National Association of Counties http://www.naco.org/Counties/Pages/FindACounty.aspx. Soo qaatay June 7, 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. Nate Berg (March 1, 2012). City Lab http://www.citylab.com/politics/2012/03/only-elected-regional-government-us/1371/. Soo qaatay February 25, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  10. "Nuqul Archive". Urban Mobility Corporation. May–June 2003. Waxaa laga kaydiyay the original August 6, 2012. Soo qaatay November 7, 2006.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  11. Kate Sheppard (July 19, 2007). Environmental News and Commentary http://www.grist.org/article/cities3. Soo qaatay June 23, 2010.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  12. . Frommers.com http://www.frommers.com/articles/1721.html. Soo qaatay October 20, 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  13. "Portland – MSN Encarta".. Encarta.msn.com.  Archived Oktoobar 29, 2009 // Wayback Machine "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2009-10-29. Soo qaatay 2015-09-16.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  14. . 10Best.com http://www.10best.com/destinations/oregon/portland/nightlife/brew-pubs/. Soo qaatay February 25, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  15. . CNN.com http://www.cnn.com/2013/05/06/travel/usa-beer-towns/. Soo qaatay February 25, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  16. . Gadling.com http://gadling.com/2010/02/26/best-cities-wold-drinking-beer/. Soo qaatay February 25, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  17. . Bustle.com http://www.bustle.com/articles/18032-the-10-best-cities-for-beer-lovers-these-towns-know-how-to-brew. Soo qaatay February 25, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  18. "Nuqul Archive". BeerTutor.com. Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Labaad 24, 2015. Soo qaatay February 25, 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)

Previous Page Next Page