Meelaha ay ku badan yihiin | |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| |||||||||
Luqada | |||||||||
Diinta | |||||||||
Dadka ay dhalyo wadagaan | |||||||||
Gabtaanle, Meheri, Majeerteen, Osman Mohamoud, Warsangali, isse maxamud , Tiinle, Ogaadeen, ,Mareexaan, omar maxamud iyo beelo kale oo Daarood Iyo Soomaali |
Dishiishe (Af Ingiriis : Dishiishe) Mohammud Ahmed Harti Amaleh Abdi Muhammad Abdirahman Jaberti; sidoo kale loo qoro Dashiishe, Dishishe, Dashishle Waa qabiil ka tirsan beelaha Daaroodka, ee Dadka Soomaalida. Dishiishuhu waxay deegaan ku yihiin wadanka Soomaaliya (gaar ahaan gobolada Puntland ee Bariiyo deegaano kale oo ka tirsan Soomaaliya. Sidoo kale waxay degaan dalka Cumaan gaar ahaan gobolka dufaar oo ay ugu badanyihiin beesha Cali Axmed (Muhdi) oo ka tirsan beelaha Dishiishe. [1]Dishiishe waxay soohdin la leeyihiin Dhanka Bari Majeerteen, Galbeedk Warsangeli. Dishiishuhu wuxuu ka mid yahay beelaha Mooracase ee hoostaga Daaroodka. Waana Beel aad loogu qadariyo tit Boosaaso iyo Hareeraheeda oo ah Degaanka ay Taariikh ahaan Degaan. [2]
|title=
(caawin)