Iimaan (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Faith) waa qofku inuu rumeeyaa oo aamina wax walboo rasuulku scw uu la yimid oo xaq ah rumayn go'an oon shaki ku jirin. kana rumeeyaa qalbiga xubnaha iyo carrabka.[1][2]