![]() | Fiiro gaar ah: Kani waa maqaal ku saabsan beel (qabiil), fadlan dhexdhexaad ka ahoow qoraalkaaga |
Meelaha ay ku badan yihiin | |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| |||||||||
Luqada | |||||||||
Diinta | |||||||||
Dadka ay dhalyo wadagaan | |||||||||
Dir, iyo Dadka kale ee Soomaalida |
(Isaaq ama Isaxaaq)[1] (guud ahaan loo yaqaano Reer Sheekh Isaxaaq) waa beel ka mid ah Dadka Soomaalida ee ku dhaqan Jamhuriyada Somaliland. Waxaanay deegaan ahaan ku dhaqan yihiin Somaliland, Itoobiya iyo Jabuuti.