Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors.
Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Responsive image


Islaam

Kalmada Shahaadateynka: ('Laa ilaaha ilaa Allah Muxammad Rasuululaah') oo darbi lagu qoray
Masjidka Barakeysan ee Xaramka
Wadamada ay ku nool yihiin Muslimiinta Caalamka (Cagaarka waa sida ay ugu kala badan yihiin)

Islaam ama Islaamka (Af Carabi : ar‎; waa Diin Bani-Aadamka iyo Jiniga farta(amarta) inay Allaah Kaligiis caabudaan, wax kalena ayna ula shiriig-yeelin. Islaamka waa diinta ugu fiditaanka badan caalamkaan aan hadda joogno 24.1% dadka caalam waa muslimiin taas oo ah wax badan 1.8 billion shucuubta aduunka ku nool ay yihiin dad muslimiin ah. Indonesia waa wadanka ugu badan ay ku nool yihiin muslimiinta caalamka, taas oo ah 242 million 88.5% dadka ku nool dalkaas. waxaa soo raaca Pakistan oo ay ku nool yihiin 240.7 million oo muslimiin ah, 96.5% dadka wadanka ku nool. waxaa sidoo kale ka hooseeya oo ku xig, Hindiya, Bangladesh, Nigeria, Massar, Turkiga, Iran, China (Shiinaha) iyo Algeria (Jazaa'ir) sida ay u kala horeeyaan.

Caalamka carabta ama dhulka carabiya muslimiinta ku nool waxaa lagu qiyaasaa 20% muimiinta caalamka. taas oo ay ku jirto Dhulka Somaliya Iyo Dowlada Jabuuti.

Dadka Soomaalidu waa dad muslimiin ah 100%, oo suniyiin ah, inta badan madhabka ay soomaalidu wax ku xukumaan waa madhabka imam shafi'i.

Diinta islaamka waa kaliya ee nebiyadii hore Nebi Aadam ilaa iyo Nebi Muxammad Allaah ugu talagalay in Aadamaha isku xukumaan ee ilaahey kaligiis caabudaan, wax kale ula shariig yeelin (ilaahey la wadaajinin).

Nebi Muxammad (SCW) wuxuu ahaa nabigii ugu dambeeyay ee uu Allah soo diro ee Nebiyadii iyo Rusushii lagu qatimay, gadaashiisana uu nebi ama Rasuul Dambe imaaneyn.


Previous Page Next Page






Éseulam ACE Ислъам ADY Islam AF Islam ALS እስልምና AM Islam AN Alladōm ANG Isilam ANN इस्लाम ANP الإسلام Arabic

Responsive image

Responsive image