![]() | Waxaa halkaan ku jira qoraal yer oo kooban. Fadlan qoraalkaan naga caawi hadii aad wax ka taqaan Guji halkaan si aad wax ugu kordhiso. |
Isuduwaha Waqtiga Caalamiga, UTC (Af-Talyaani: Tempo coordinato universale, Af-Ingriis: Coordinated Universal Time) waa halbeegga ugu sareeya ee lagu cabiro deegaanada wadaaga saacada. sidoo kale waxaa loo yaqaan waqtiga madaniga ama rayadka UTC.