Jamhuuriyadda Jabuuti
|
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Hal ku dheg: "Unité, Égalité, Paix" (Af-Faransiis) "Midnimo, Sinnaan, Nabad" |
||||||
Heesta qaranka: Jabuuti |
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Jabuuti 11°36′N 43°10′E / 11.600°N 43.167°E | |||||
Luqadaha rasmiga ah | ||||||
Luqad loo aqoonsaday dalka | ||||||
Xukunka | ||||||
- | Madaxweynaha | Ismaaciil Cumar Geelle | ||||
- | Ra'iisul wasaaraha | Abdoulkader Kamil Mohamed | ||||
Ka xoroobey | ||||||
- | Gumeystihii Faransiiska | 27 Juun 1977[1] | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 23,200 km2 [1](150th) 8,958 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 0.09 (20 km² / 7.7 sq mi) | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2013[1] qiyaasta | 792,198 | ||||
- | Mugga Dadka | 37.2/km2 (168th) 96.4/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2012 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $2.379 billion[2] | ||||
- | Qof qof | $2,676[2] | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2012 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $1.354 billion[2] | ||||
- | Calaa qof | $1,522[2] | ||||
Qaybsiga (2009) | 40.0 (medium) | |||||
Kobaca (2011) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.430[3] (low / 165th) | |||||
Lacagta | Jabuuti Farank DJF (DJF ) |
|||||
Waqtiga | EAT (UTC+3) | |||||
- | Xagaa (DST) | Wali lama qeexin (UTC+3) | ||||
Wadista Baabuurta | midig | |||||
Thiinada telka | +253 | |||||
Furaha Internetka | .dj |
Jabuuti (Af Faransiis : Djibouti; Af-Canfari: Gabuuti; Af Carabi : ar) loona yaqaan Jamhuuriyada Jabuuti waa dal yar ee ku yaala bariga Geeska Afrika. Jabuuti waxaay xad la leedahay Iritareeya xaga waqooyi, Itoobiya xaga galbeed iyo koonfurba iyo Soomaaliya oo ka xigta koonfurbari. Dhinaca kale Jabuuti waxaa ka xiga Bada cas iyo Gacanka Cadmeed.
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)