Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors.
Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Responsive image


Jano

Janno (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : paradise) waa hooyga aakhiro la gelin doono dadka iyo jinka Alle (s.w.t) la doono.

Janadu waa meel raaxo badan, cunto iyo cabitaan badan leh, dumar qurux badan joogaan, amaan ah, oo aan waligeed la gababoobayn.

Sida kitaabka Quraanku inoo sheegay, waxaa jira todoba Jano oo kala sareeya isla markaana kala wanaagsan.

Dadka janada gala waxaa loo yaqaanaa Ehlu Jano. Janada waxaa laga helaa webiyaal caano,malab,qamro iyo kuwa kale oo lamid ah ee ruuxii cabta dhadhan heerkiisu sareeyo oo macaan dhadhan saneyso mida kale webiyaasha janadu halmeel ayeey kasoo burqadaan Caano,malab,qamro iskumana darsamaan ilaahey qaatimadeena ha wanaajiyo aamiin

Janada waxaa lid ku ah cadaabta.


Previous Page Next Page






Paradiso AN فردوس (جنان) Arabic Cənnət AZ Ожмах BA Paraiso BCL Рай BE Рай BE-X-OLD Рай Bulgarian স্বর্গোদ্যান Bengali/Bangla Baradoz BR

Responsive image

Responsive image