Midab (Af Ingiriis : color; Af Carabi : ar) waa muuqaalka shey ama walax leedahay. Waxaa jira noocyo badan oo midabo ah kuwaasi oo laga sameeyo iskudarka midabada aasaasiga, kuwaasi waxaa ka mid ah: Casaan, Cagaar, Madow, cawaale, ama ciraad,Huruud, buni, basli, baxri, cowlaan, cowl iyo kuwo kale oo badan. Wax kasto oo aduunka yaalo waxoo leeyahay midab, inta aa ka eheen biyaha oo wax wax kaladha lahayn.