Hiddaha iyo Dhaqanka | Sooyaal | Juqraafi | Taariikh | Xisaab | Saynis | Bulsho | Farsamo | Falsafad | Diimaha | Tusmo | Cunto |
Bulshada: Arimaha Bulshada Hiddaha iyo Dhaqanka Cilminafsi Dhaqaalaha Siyaasadda Waxbarashada iyo Barbaarinta Juqraafi Taariikh Sharci Luqad ( Fikir ) ( Falsafad )
Xisaab Erey ahaan waxaa loo qeexi karaa siyaabo kala duwan waa cilmiga darsidda Tirada, Dhismoiyo, Aduunka, Isbedelada xisaabtu inta badan waa hab wax lagu tirsado. Xisaabta waxaa mararka qaarkood loo arki karaa inay tahay cilmi Saynis dabiiciga ah, gaar ahaan Fiisikis
Waxaan kujira halkaan 0 maqaalo ku saabsan xisaabta Wikipedia.
Mugga Jooga toobin Gacanka Salka iyo Mugga dhulubo. Sidaas daraadeed:
Kaydka... | Aqri dheeraad... |
Waxaa la adeegsan karaa abyane Xadidan si loo xaqiijiyo Bedka Qabaal a iyo b waana sidaan
Kaykdka... | Sii aqri dheeraad... |
Mashaariic ku saabsan Xisaabta hadii aad fikir haysid ku saabsan sida lagu hor marin karo maqaalkaan waad soo gudbin kartaa.
Muxamed bin Muuse al-Khwarizmī
Pi Sumad xisaabeed Portal:Xisaab Precalculus
Saami qumman Sadax Saddax-xagal Sedjibeke Shakaal Shan Sumad xisaabed
Wareeg
Saami qumman ee tiro u tahay tiro kale (isku dhig, sida 2:3 labo ka sadax)
Tusaale ahaan: Biyaha lacabaa waxa ay udhigmaysaa dadka tiradooda habkaan ayaana uxisaabi karnaa Biyihii lacabay dhamaan = Biyaha qofku uu isticmaalo X Tirada dadka hab kale ayaana udhigi karnaa Dhamaan biyhii la isticmaalay = saami X Tirada dadka Saami = qiyaastii uu isticmaalay qofkiiba
Tusaale ahaan Habka fisigiska Bir latumaya oo af mudac ah loo samaynayo waxa ay udhigmaysaa kuleelkeeda Tumis = Saami X heerkulka birta Saamigu waxa uu noqonayaa = Intee la dheereeyey birtaan habka kuleelka Si aad ufahanto waxaa kugu filan birtii gaabneed oo af mudac ah loo sameeyey Tusaale ahaan L_0 ka hor inta aan la fidin waxa uu la midyahay kadib markii la dheereeyey
alpha : Waxa ay ka dhigantahay wixi birta lagu dheereeyey
Si guud | Habka | Aragti tiro | Xisaab goos goos ah |
---|---|---|---|
Furfuris | Aljabra | Topologia | Dhaqan galinta |
Tiro - Tiro tirsiimo - Tiro idil - Xigsin - Lid-xigsin - Abyan - Abyoone - Jajab - Tiro lakab - Dhexfur - Abyane huban - Tiro maangal ah - Tiro maangad ah - Tiro kakan - Wadar - Faraq - Taran - Qeyb - Urur - Hormo-urur - Dhextaal - Hormo-urur quman - Isutag - Duleedin - Aljebro - Doorsoome - Tibix - Hawraar - Tibxaale - Heer - Hawraar lakab - Isir - Isle’eg - Isle’eg toosan - Isle’eg wadajira - Sunsun - Dareerimo - Faansaar - Tikraar - Made - Tiirada - Weydaar - Qiime sugan - Xididshe - Saabley - Joomitiri - Bar - Xariiq - Xagal - Fool - Barbaro - Qoton - Sallax - Goobo - Gacan - Dhexroor - Qaanso Labojibaarane - Dhinac - Laydi - Dherer - Balac - Saddex-xagal - Sal - Gundho - Barbaroole - Koor - Qardhaas - Gunbur - Toobin - Dhululubo - Gabal Toobineed - Goobo - Saab - Gees - Jeedshe - Kulmis - QabaalKulmisyo - Dhidib weyne - Dhidib yare - Labosaab - Dhidib-wadaaje - Dhidib-xisti - Taxaneyaal - Taxane - Jiiftax - Joogtax - Suge - Leeb - Itimaal - Abnaqan - Raaboqaad - Racayn - Waqdhac - Xigidda Xad
Hooyga muhiimka ah: |
Arimaha Bulshada | Bulshada | Hiddaha iyo Dhaqanka | Cuntada | Cilminafsi | Dhaqaalaha | Siyaasadda | Waxbarasho | Juqraafi | Taariikh | Sharci | Af-maal | Fikir | Falsafad | |
Qaaradaha: |
Aasiya | Afrika | Antarktika | Ooshiyaaniya | Latin Ameerika | Woqooyiga Ameerika | Yurub | | |
Portal Bahwadaag la ah: | ||
Sidoo kale: | ||
[ Bulsho ] | [ Hooyga ] |