Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors.
Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Responsive image


Qabiil

Kani waa maqaal ku saabsan qabiilka guud ahaan. Qoraalkani ma khuseeyo, kama hadlayo qolo ama qabiil gaar ah.
Boga beel waxaa laga soo toosiyey halkan.

Qabiil, Qollo (ingiriis: tribe; carabi: قبيلة) sidoo kale loo yaqaano beel waa guuto dad ah oo uu ka dhexeeyo dan guud, heyb, magac, dhiig, isir iyo farac raac. Meelaha qaar ereyga "Qabiil" waxaa lagu micneeyaa in uu ka turjumaayo dad wadaaga dan guud, meel wada degan ama fikir iyo siyaasad ka mideeysan. Wadanka Soomaaliya qabiilku micne gaar ah ayuu ku leeyahay. Dadka Soomaalidu waxay u isticmaalaan qabiilka ineey isku aqoonsadaan oo heyb iyo isir ahaan isku ogaadaan. In kastoo micnoyaal iyo ujeedooyin badan loo isticmaalo qabiilka; tan la isku waafaqsan yahay waa in qabiilku yahay "dad isku isir ah,wadaaga magac,deegaan, gobol iyo heyb u gaar ah".


Previous Page Next Page






قبيلة Arabic قبيله ARZ Tribu AST जनजाति AWA Tayfa AZ قبیله AZB Ҡәбилә BA Gėntės BAT-SMG Tribo BCL Племя BE

Responsive image

Responsive image