![]() Qureebaad la dul saaray macmacaan | |
Magac kale | Qarjamle, Basbu |
---|---|
Nooca | Cunto fudud |
Asal ahaan | Jabuuti, Soomaaliya, iyo Eritrea |
Wadanka | Geeska Afrika, Bariga Dhexe iyo Balkans |
Ka kooban | daqiiq cad, khamiir, biyo, sonkor, milix |
Sidoo kale fiiri: Cunto Soomaali • Cunto • Raashin (Qureec, Qado, Casho) |
Laxoox (Af Carabi : ar, Af Balkan: revani ama ravani, Af Ingiriis : Basbousa) waa cunto fudud oo laga diyaariyo daqiiq cad, khamiir, biyo, sonkor, milix la isku dhex laaqay; taasi oo laga cuno deegaanda Jabuuti, Soomaaliya, iyo Yemen. Sidoo kale qureebaadku wuxuu caan ka yahay deegaano ka mid ah Geeska Afrika, Bariga Dhexe iyo Balkans[1][2][3]
|ciwaan=
ignored (caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)