Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors.
Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Responsive image


Ramadaan

Ramadan
Qeyb ka mid ah dayaxa oo laga arko cirka wakhti fiid ah oo bisha Ramadaan bilaabaneyso
Dadka Muslim
NoocaQeyb ka mid ah Diinta Islaamka
Loo dabaaldegoAftur iyo salaad tukasho
Wayabaha la sameeyo
Bilaabanta1 Ramadan
Dhamaata29, ama 30 Ramadan
TaariikhdaKu xidhan taariikhda Hijriga
Xilligahal mar sanadkii
La xidhiidhaCiid al Fidri, Laylat al-Qadr
Hilal Ramadaan
Ramadaan

Ramadaan (Af Carabi: رمضان); dhawaaq: /məˈdɑːn/; sidoo kale loogu dhawaaqo: Ramazan, Ramzan, Ramadhan, ama Ramathan) waa bisha 9aad ee jadwalka taariikhda Islaamka.[1] waana bisha dadka Muslimka dhamaantood soomaan ayagoo tixraacaya sida uu farayo kitaabka Quraanka ee diinta Islaamka.[2][3]

Bisha Ramadaan waa wakhti dadka Islaamka ah soomaan wakhtiga maalintii; isla markaana cibaadeystaan habeenkii ayagoo tukanaya salaado saa'id ah, sida taraawiixda iyo taajudka.[4]

Sidoo kale, bisha Ramadaan inta ugu badan waxay ku dhamaataa 29 maalmood ilaa 30 maalmood, wakhtigaasi oo lagu bilaabo aragtida dayaxa isla markaana lagu dhamaystiro aragtida bisha. Bishani waana bil dadka Islaamka aad iuo aad ugu muhima. waa bisha ay waajibka kutahay dadka islaamka ahi in ay soomaan amaba in aanay waxba cunin intaqoraxdu soo jeedo,sidookale raad gaar ah yay bishani islaamka kuleedahay dhaqan ahaan.waana bisha uu soodagay Qur'aanka Kariimka ahi.

  1. Religions BBC Retrieved 25 July 2012
  2. Muslims worldwide start to observe Ramadan The Global Times Online 2012
  3. The Muslim World Observes Ramadan, Power Text Solutions, 2012 Archived Febraayo 11, 2021 // Wayback Machine
  4. Schools - ReligionsBBC 25 July 2012

Previous Page Next Page






Ramadan AF Ramadan ALS ረመዳን AM رمضان Arabic ܪܡܕܐܢ ARC رمضان ARY شهر رمضان ARZ ৰমজান AS Ramadán AST Рамазан AV

Responsive image

Responsive image