Salsiyas
Salsiyas (ingiriis: Celsius) waa halbeeg lagu xisaabiyo ama cabiro heerkulka. Ereyga Celsius waxaa loogu magac daray Xidigis yahanka reer Swidhan Anders Celsius (1701–1744).
Astaanta halbeegan waxaa loo soo gaabiyaa (°C) (digrii Salsiyas).