Saynab bint Jahsh
Xaasaska Nebi Muxamed |
![]() |
Khaddiija bint Khuwaylid |
Saynab bint Jahsh (ingiriis: Zaynab bint Jahsh; carabi: ﻳﻨﺐ ﺑﻨﺖ ﺟﺤﺶ, "Saynab bint Jaxshi") ku dhalatey magaalada Makka sanadkii 590 C.D isla markaana dhimatey sanadkii 641 C.D, waxay ahayd qof dumar nebiga ina adeer la ah, markii dambana uu guursadey.[1]