Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors.
Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Responsive image


Saynab bint Khuzayma

Saynab bint Khuzayma

Xaasaska Nebi Muxamed
Khaddiija bint Khuwaylid

Sowda bint Zamca

Ca'isha bint Abi Bakr

Xafsa bint Cumar

Saynab bint Khuzayma

Hinda bint Abi Umayya

Saynab bint Jahsh

Juwayriyya bint al-Xarith

Safiyya bint Huyayy

Ramla bint Abi Sufyan

Maymuna bint al-Harith

Maryama al-Qibtiyya

Rayhana bint Zayd

Ummu Al-Mu'miniin.

Saynab bint Khuzayma (ingiriis: Zeinab bint Khuzayma; carabi: ﺯﻳﻨﺐ ﺑﻨﺖ ﺧﺰﻳﻤﺔ, "Umm al-Masakin", macnaha: "Hooyadii Masaakiinta") ku dhalatey magaalada Makka sanadkii 595 C.D, waa ooridii 5aad[1] Nebi Muxamed (c.s.w.s), taasi oo carmali (garoob) ku noqotey Dagaalkii Beder markii ninkeeda Khunais ibn Hudhaifa lagu diley dagaalka dhexdiisa.[2] Markey taariikhdu ahayd sanadkii 3aad ee hijrada ayaa Nebi Muxamed dumaalay (guursadey) si uu uga baabi'iyo dhibaatada iyo murugada ka soo gaadhay dagaalkaasi.[3]

  1. "ingiriis: Zeinab bint Khuzayma; carabi: ﺯﻳﻨﺐ ﺑﻨﺖ ﺧﺰﻳﻤﺔ, "Umm al-Masakin", macnaha: "Hooyadii Masaakiinta""
  2. "Nebi Muxamed (c.s.w.s), taasi oo carmali (garoob) ku noqotey Dagaalkii Beder"
  3. "taariikhdu ahayd sanadkii 3aad ee hijrada ayaa Nebi Muxamed"

Previous Page Next Page