Coordinates: 15°37′59″N 32°31′59″E / 15.63306°N 32.53306°E
Jamhuuriyadda Suudaan جمهورية السودان Jumhūrīyat as-Sūdān |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Hal ku dheg: النصر لنا (Af-Carabi) "An-Naṣar li-nā" "Victory is ours" |
||||||
Heesta qaranka:
|
||||||
Location of Suudaan (red) |
||||||
Magaalo madax | Khartuum 15°38′N 032°32′E / 15.633°N 32.533°E | |||||
Magaalada uguwayn | Omdurman[1][2] | |||||
Luqadaha rasmiga ah | ||||||
Xukunka | ||||||
- | Madaxweyne | Abdel Fattah Abdelrahman Burhan | ||||
- | Madaxweyne ku xigeen | Vacant | ||||
Askunka | ||||||
Wax soo saar (PPP) | 2012 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $85.272 billion[3] (2022) | ||||
- | Qof qof | $2,545 | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2022 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $25.941 billion | ||||
- | Calaa qof | $1,789 | ||||
Lacagta | Suudaan pound (SDG ) |
|||||
Waqtiga | Waqtiga Bariga Afrika (UTC+3) | |||||
- | Xagaa (DST) | not observed (UTC+3) | ||||
Wadista Baabuurta | midig | |||||
Thiinada telka | +249 | |||||
Furaha Internetka | .sd, سودان. |
Jamhuuriyada Suudaan ee Carabta waxa la bedely magaicii hore ee suudaan kadib markii Koonfur Suudaan ay ka goday waqoogiyiga Suudaan, wadankani waxa uu ku yaalaa Woqooyiga Afrika. Waxaa soo gumeestay gumeestihii ingriiska. Wadanka Suudaan mar waxa uu ahaa wadanka ugu ween afrika, waxoona xuduud la leyahay wadamada Masar, Libiya, Tchad, Itoobiya, Eratareya. Wadanka Suudaan waxoo kala go'ay taariikhda marka ee ahayd 9 Luuliyo 2011. Suudaan waxee markeeda hore xornimo ka heshay gumeestihii ingriiska sanadka marka oo ahaa 1956dii, isla markaas neh wadanka waxoo ku biiray QM,waxaana xukumada qaaday xukumad militari ah oo markaa rabtay in ee wadanka ku xukunto diinta islaamka. Sanadka marka oo ahaa 1972dii ilaa 1982 Suudaan waxaa ka socday dagaalka aduunka ugu foosha xun oona ugu dheer qaarada Afrika. Dagaalkaas waxoo u dhaxeeyay waqooyiga Suudaan, oo ah meesha ee caasimada ku taalo, oona ah meesha ugu badan muslimiinta iyo Koonfurta suudaan oo ah meesha karishtaanka ugu badan oona leh saliid. Wabada qeebood waxee hishiis rasmi ah kala gaareen, taariikhda markii ay aheyd 9ka Janaayo 2005.