![]() |
Qeyb ka mid ah silsilada |
Dhaqanka Soomaaliya |
---|
Dhaqanka |
Bulshada |
Diimaha |
Luuqada |
Siyaasad |
Taariikhda Badmareenka Soomaalida (Af Ingiriis : Maritime History of Somalia) waa taariikhda dadka baxaariga ee u dhashay ama asal ahaan ka soo jeeda wadanka iyo dadka Soomaalida.[1] Sida lagu sheegay buugaag badan oo taariikhi ah, dadka Soomaalida ahi waxay tan iyo wakhtiyo hore ahaayeen kuwo ku safra badaha waaweyn ee caalamka, ayagoo u socdaalaya sababo kala duwan, sida ganacsi, aqoonraadis, dalxiis, iyo kuwo kale.
Boqortooyooyin badan iyo maamulo ka soo jiray gayiga Soomaaliya ayaa waxay dhiseen noocyo badan oo maraakiib, doonyo iyo qalab lagu safro. Kuwa ugu caansanaa waxaa ka mid ah: