Goobo ama meeris waa shay kamid ah xisaabta. Waana 360 darajo, wareega dhameestiran. Bartamaha wareega ilaa qarkiisa waxaa loogu yeeraa wareega raadius.wareega qarkiisa ilaa qarka kale neh waxaa u maleenaa in loogu yeero (Siiwade)