Bureaucrats waa isticmaale leh seddex awoodood dheeraad ah waxyaaba kale ayaa usii dheer maamulka, waxa ayna kala yihiin:
Ma awoodo Bureaucrats inuu awoodda maamul ka qaado, waa in uu soo maraa Stewards si ay arintaas usuurtoowdo, waxaa usuuragal in uu ku sii daro kooxo dheeraad ah: Maamulka, Bureaucrats, Bot, Importers, Murashax,waxa uu awoodaa tirtirista qaybaha: Bot, Importers, filters abuse.
Isticmaalaha | Xiriirka/macluumaadka | Sysop kasoo biloow | Waxaa dib loogu ogolaaday | Marka xiga dib-u-ogolaasho | Faallo
| |
---|---|---|---|---|---|---|
Maax | wadahadal @ C - EC1 2 LOG | 14 Jannaayo 2007 | 27 Febraayo 2013 | 27 Febraayo 2014 |
| |
Mimursal | wadahadal @ C - EC1 2 LOG | 19 Jannaayo 2010 | 27 Febraayo 2013 | 27 Febraayo 2014 |
Sadarro - tiirarka xiriirka/macluumaad
|
qotinka seddexaad
|