Xadiis (Af Carabi : ar) waa hadalkii iyo qowlkii Nebi Muxamedﷺ kaasi ooy ururiyeen isla markaana qoreen asxaabtu.