Jamhuuriyadda Yugaandha Jamhuri ya Uganda
|
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
![]() |
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Kampala | |||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 236,040 km2 (81st) 91,136 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 15.39 | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2012 qiyaasta | 35,873,253 (35th) | ||||
- | 2002 Tirakoob | 24,227,297 | ||||
- | Mugga Dadka | 137.1/km2 (80th) 355.2/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2012 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $50.439 billion[1] | ||||
- | Qof qof | $1,414[1] | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2012 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $21.002 billion[1] | ||||
- | Calaa qof | $589[1] | ||||
Qaybsiga (2009) | 44.3[2] (medium) | |||||
Kobaca (2012) | ![]() |
|||||
Lacagta | Ugandan shilling (UGX ) |
|||||
Waqtiga | EAT (UTC+3) | |||||
- | Xagaa (DST) | not observed (UTC+3) | ||||
Wadista Baabuurta | left | |||||
Thiinada telka | +256a | |||||
Furaha Internetka | .ug |
w:SW:Uganda Yugaandha ama Jamhuuriyadda Yugaandha, Waa waddan Dhex kujir ah oo ku yaalla bariga Afrika. Yugaandha waxay daris la tahay wadamada Kiinya,Suudaan,Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo,Ruwanda,Tansaaniya iyo warta Fiktoriya. Magaca Yugaandha waxoo ka yimid boqorkii la dhihi jiray (Bugaandha) oo ka tali jiray waddanka koonfurtiisa u danbaysa.
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)