| ||||
---|---|---|---|---|
Tiro qiime | laba | |||
Ordinal | 2aad (labaad) | |||
Isirayn | 2 | |||
Tiro roman | II | |||
Labaale | 102 | |||
Saddexaale | 23 | |||
Afaraale | 24 | |||
Shanaale | 25 | |||
Senary | 26 | |||
Octal | 28 | |||
Laba iyo tobanaale | 212 | |||
Tobanaale | 216 | |||
Vigesimal | 220 | |||
Sal 36 | 236 |
2 (afcarabi: ٢; Roomaan: II; Giriig: β'; Ge'ez: ፪; Bengali: ২; Shiinaha: 二,弍,贰,貳; Devanāgarī: २ (do); Telugu: ౨; Tamil: ௨; Hebrew: ב; Khmer: ២; Korean: 이,둘; Thai: ๒) waa thiinka sadexaad ee tirada (waxaa ka horeeya 0 iyo 1), waa lambar dhaban ah taasi oo habka xisaabta ee tirada loo qoro labo. Waxa ka horeeya lambar 1 waxaana ku xiga lambar 3.[1][2]
Tirada 2 waa lambarka 2aad tobanka lambar ee aasaaska u ah dhamaan tirada.