Awdal

Awdal

أودل
Muuqaalka Borama
Motto(s): 
Hooyga Nabada iyo Horumarka
Awdal is located in Earth
Awdal
Awdal
Dalka Somaliland
CaasimadaBoorama
Area
21,374 km2 (8,253 sq mi)
Tirada dadka
(2007)
 • Dhammaan1,010,566
 • Cufnaanta dadka19.52/km2 (50.6/sq mi)
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longm" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "coordinates_region" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "coordinates_display" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longEW" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longd" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latNS" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "lats" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latm" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "coordinates_type" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latd" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longs" (this message is shown only in preview).
Kani waa maqaal ku saabsan gobolka Awdal. Boqortooyadii hore ee deegaanka Awdal fiiri Adal.

Awdal waa gobol ku yaalo Galbeed ka dalka Somalia[1][2]. Awdal waxay ka go'day gobolka Woqooyi Galbeed ayna noqotay gobol 1984. [3] . Dhinaca bariga waxay xuduud la leedahay Maroodi Jeex iyo saaxil Dhinaca GalbeedKa waxay xuduud la leedahay Jabuuti , koonfurta waxay xuduud la leedahay Itoobiya iyo Dhinaca woqooyiga neh Gacanka Cadmeed[4]. Gobolka waxaa ku nool dad lagu qiyaasey 673,263 oo qof[5]. Gobolku wuxuu ka kooban yahay lix degmo Boorama oo ah xarunta gobolka, Gebiley Wajaale Baki ,Lughaya , iyo Saylac.

  1. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. Waxaa laga kaydiyay the original 1 Bisha Todobaad 2016. Soo qaatay 6 December 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  2. (PDF) http://reliefweb.int/sites/reliefweb.int/files/resources/121024_Administrative_Map_Awdal_A4.pdf. Soo qaatay 30 January 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. (PDF) https://web.archive.org/web/20170804014649/http://somalia.unfpa.org/sites/default/files/pub-pdf/Population-Estimation-Survey-of-Somalia-PESS-2013-2014.pdf. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 4 August 2017.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. E. H. M. Clifford, "The British Somalia-Ethiopia Boundary", Geographical Journal , Vol. 87, No. 4 (Apr. 1936), p. 296
  5. (PDF) https://web.archive.org/web/20170804014649/http://somalia.unfpa.org/sites/default/files/pub-pdf/Population-Estimation-Survey-of-Somalia-PESS-2013-2014.pdf. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 4 August 2017.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

Awdal

Dodaje.pl - Ogłoszenia lokalne