Cabdirashiid Cali Sharma'arke عبد الرشيد علي شرماركي | |
Madaxwaynihii 2aad ee Soomaaliya | |
---|---|
Xilka inta uu hayay | |
10 Luuliyo, 1967 ilaa 15 Oktoobar, 1968 | |
Xil kalawareeg: | Aadan Cabdulle Cusmaan. |
Xil ku wareejin: | Maxamed Sheekh Mukhtaar. |
Dhashay: | Juun 1919 ( 105Jir) |
Ku dhashay: | Xarar dheere, Soomaaliya |
Dhintay: | Maarso 1969 ( 1958–1959 jir) |
Kudhintay: | Laascaanood , Soomaaliya |
Diintiisa: | Islaam |
Dhalasho: | Soomaali |
Ururka: | Somali Youth League (SYL) |
Cabdirashiid Cali Sharmaarke (Af Carabi:عبد الرشيد علي شرماركي) wuxuu dalka Soomaaliya madaxweyne ka ahaa taariikhdu marka ay ahayd 10 Luuliyo sanadkii 1967. Waxaa la dilay 15kii Oktoobar 1969kii.