Dhudhun waa halbeeg cabir oo Soomaalidii hore isticmaali jirtey. Dhudhun waxaa loo isticmaalaa cabirka dhererka.
Dhudhun waxay u dhiganta 0.050 mitir.
Dhudhun