Dugsi

Koonfur Afrika

Dugsi waa goob waxbarasho oo ay ardaydu wax ku bartaan oo ay ku bartaan waxyaabo kala duwan dugsigu Waxa uu leeyahay marxalado kala duwan dugsiga xiligiisa ugu horeeya waxaa lagu tilmaamaa ama lagu magacaabaa uulo oo xilagaas wadamada caalamka badidooda waxbarashadu waa qasab. Dugsigu waxa uu u qaybsamaa laba nooc oo kal ah mid ay dawl; adi maamusho iyo mid sigaara loo leeyahay.


Dugsi

Dodaje.pl - Ogłoszenia lokalne