Garbaharey

Garbaharay (Carabi: جربهاري) Waa dagmo katirsan Gobolka Gedo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland, waa magaalo madaxda Gobolka Gedo ama Jubadda sare ee Soomaliya, Garbaharay waa magaalo ka tirsan magaalooyinka Soomaaliya waxeyna magaalo madax u tahay gobolka Gedo. oo qo Garbahare (sidoo kale: Garbahrrey, Garbaharey ama Garbaharey) waa caasimadda gobolka Gedo, oo ah maamul goboleed jubbaland.


Garbaharey

Dodaje.pl - Ogłoszenia lokalne