Halbeeg

Todobada Halbeeg ee aasaaska u ah dhamaan Halbeegyada Caalamiga ah SI. Ka bilow kor una wareeji qaabka saacada waa: Kelfin lagu cabiro Heerkulka, Ilbiriqsi (second) lagu cabiro Wakhtiga, Mitir lagu cabiro Dhererka, Kilogiram lagu cabiro Miisaanka, Kandhela, Mole lagu qiyaaso Walaxda, iyo Ambiyer oo lagu cabiro Korontada.

Halbeeg (ingiriis: Unit) waa cabir lagu xisaabiyo dhamaan qiyaasaha ganacsiga iyo sayniska; sida heerkulka, dhererka, xawaaraha, wakhtiga, muga, cufka IWM.

Dunida waxaa jira nidaam la iskugu geeyo dhamaan halbeegyada kaas oo loo yaqaano Nidaamka Caalamiga ee Halbeega (The International System of Units [loo soo gaabiyo SI oo laga soo xigtay erayga Faransiiska ah: Le Système international d'unités)

Guud ahaan waxaa jira tiro badan oo halbeegyo ah loona isticmaalo noocyo kala duwan, laakiin waxaa aasaas u ah dhamaantood Todoba Halbeeg kuwaas oo kala ah:

  • Halbeega Kandhela
  • Halbeega Mole lagu qiyaaso Walaxda, iyo

Halbeeg

Dodaje.pl - Ogłoszenia lokalne