Magaca Mawliid

Mowliid

Haku khaldin Mowliidka Nebiga oo ah dhalashada Nebi Muxamed.
Sharaxaad badan iyo faahfaahin magacyada, fadlan fiiri Jadwalka Magacyada.

Mowliid, Mawliid (ingiriis: Mawlid; carabi: ﻣﻮﻟﺪ, Mowlid; Faransiis: Mouwlid) waa magac asal ahaan af-Carabi ah oo macnihiisu tahay “dhalasho” iyo “dhashay”. Aamina waxaa loo bixiyaa labka dadka.


Magaca Mawliid

Dodaje.pl - Ogłoszenia lokalne