Meelaha ay ku badan yihiin | ||||||||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| ||||||||||||||||||
Luqada | ||||||||||||||||||
Diinta | ||||||||||||||||||
Dadka ay dhalyo wadagaan | ||||||||||||||||||
Majeerteen, Dishiishe, Reer Darawiish, Leelkase, Ogaadeen, Warsangali iyo Beelo kale |
Mareexaan (Af Ingiriis : Marehan; Af Carabi : ar) Waa beel ka mid ah Dadka Soomaalida ee ku dhaqan Koonfurta Soomaaliya. Mareexaan waa beel ka mid ah beel-weynta Daarood.
Intiisa badan Mareexaan wuxuu ku dhaqan yahay gobolka Jubbada Hoose, Gedo iyo Jubbada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya, gobollada dhexe ee Galguduud iyo Mudug, gobolka Somaali Galbeed, iyo dhanka xaduud beenaadka Gobolka Waqooyi Bari Kiinya.[2]