Mayl
Mayl (ingiriis: Mile) waa halbeeg lagu cabiro dhererka labo meelood u dhexeeya.
Mileka astaantiisu waa mi, hal mile ayaa wuxuu u dhigmaa 1.6093444 Kilomitir. Sidoo kale, hal Kilometer wuxuu u dhigmaa 0.62137 Mayl.