Gobolka Nugaal ee | Soomaaliya |
Caasimada | Garoowe |
Weyninka | 26 180 km² |
Shacabka | 690 957 ({{{population_as_of}}}) |
isku dhawaan | 61,29 inh./km² |
Bogga internetka | {{{website}}} |
[[Image:{{{image_location}}}|256px]] |
Gobolka Nugaal waa Gobol kamida 18kii Gobol ee Soomaaliya. Gobolkan waxa uu leeyahay Ahmiyad muhiim ah, waxaana ku taal Magaalada Garoowe, oo ah Caasimada Puntland iyo Magaalada ugu Kobaca badan Soomaaliya. Eyl, Oo ah Magaalo Taariikhi ah, kana Mid ahayd xarumihii Boqortooyada Diiriye Guure. Iyo Buurtinle oo ah Degmo Muhiimad wayn ku fadhida.
Gobolka waxa uu muhiim u yahay Isu socodka gobollada Kale ee Dalka. waxaana ku kala bayrta Wadada Wayn ee Gobolada Dalka, Wadada Woqooyi Oo Garoowe ka leexata Gaartana Hargaysa illaa Boorama. Wadada Koonfur Oo garoowe Ka leexata Gaartana Illaa Muqdisho, Kismaayo. Wadada Bariga oo Garoowe Ka baxda Gaartana ilaa Qardho, Boosaaso.