Saac

Saacad (ingiriis: hour; carabi: ساعة ama وحدة) waa halbeeg lagu cabiro wakhtiga taas oo astaanteeda waafaqsan Nidaamka Caalamiga ee Halbeega tahay (h). Sida caadiga ah, cabirka hal saac waa 60 daqiiqo, ama 3600 ilbiriqsi. Sidoo kale hal saac waa mid ka mid ah 24ka saacadood ee maalinta iyo habeenka.

Iskugeynta maalinta iyo habeenku waa 24 saacadood.


Saac

Dodaje.pl - Ogłoszenia lokalne