Xidigmaal (Af Ingiriis : Astronomy; Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano xiddigis, Cilmi Fallag iyo Cilmiga Xidigaha waa cilmiga barashada Meereyaasha, Xidigaha, dayaxaanta, Galaagsiyada iyo dhamaan Koon eeynu ku noolnahay.
Xiddigmaalka ama Cilmi Fallaga waa qeeyb ka mid ah Sayniska oo si toos ah u sharaxa barshada Koonka. Qofka aqoonta u leh Cilmi Falaga waxaa loo yaqaanaa Xidigisyahan (astronomer).[1]