Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors.
Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Responsive image


Hirshabeelle

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle

Dowlad goboleedka Hirshabelle ee Soomaaliya
Location of Hirshabelle
Administrative centerJowhar
Qaybaha qoomiyedaha Soomaali
Xukunka
  • Dowlad goboleed
  • Madaxwayne dowlad goboleed
  • Madaxweynaha Dimuqraadiyadda
 -  Madaxweyne Muhudiin mohamed ali
La unkay 2016
Lacagta Somali shilling
Thiinada telka +252
Furaha Internetka .so

Hirshabelle Waa Dowlad goboleed Soomaali ah, rasmi ahaan lo yaqaan (Soomaali: Dowlad Goboleedka Hirshabelle ee Soomaaliya). Hirshabelle waa dowlad goboleed xubin Dowladda Federalka Soomaaliya kuna taal koonfurta iyo bartahama Soomaaliya. Dhinaca waqooyi waxey xuduud la leedahay Dowlad goboleedka Galmudug ee Soomaaliya, halka dhinca koonfur ee xuduud la leedahay Dowlada Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir. Galbeed waxay xuduud la wadaagta Dalka Itoobiya, halka bari waxeey xuduud la wadaagta Badweeynta Hindiya. Magaalada madaxda Dowlad goboleedka Hirshabelle ee Soomaaliya waa Jowhar.


Hirshabeelle waxay ka kooban tahay gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ee Soomaaliya. Magaca gobolka wuxuu ka yimid isku darka magacyadooda. Hirshabeelle waxay ku dhawaaqday inay tahay dowlad ismaamul goboleed ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya sida ku cad dastuurka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya. Waardiyaha Hirshabelle ee la yidhaahdo ciidanka daraawiishta Hirshabelle, waxaa loogu magac daray qaranka uu Diiriye Guure hogaaminayay oo caasimada ahayd Taleex waqtiga gumeysiga.


Previous Page Next Page






هيرشبيلي Arabic Hirshabelle State English Hirshabelle French Hirshabelle Italian ヒーシェベリ Japanese 히르샤벨 Korean Hirshabelle (Somalia) NB Хиршабелле Russian Hirshabelle Swedish Hirshabelle UZ

Responsive image

Responsive image